Waa maxay xirfada blogging?

Waa maxay blogging?
Blogging waa xirfad ka mid ah xirfadaha onlinka looga shaqeesto waliba lagu tilmaamaa tan ugu fudud barashadeeda ama in lacag laga sameeyo, xirfadaan kaliya Article(qoraal) aad qortid ayaa uga shaqeesaneesaa Dadka xirfdaan leh waxaa loo yaqaan Publishers Ooo waa dad qoraal un ku shaqeesto.
Side ku bilaawaa bloging?
In aad xirfadaan bartid ma ahan wax adag sidoo kale qarash badan kaagama baxaayo oo si dhaqsi qarash yar ayaad ku baraneesaa xirfadaan si aad u bartid xirfadaan dhow tilaabo ayaad qaadeesaa
- Inaad Courses qaadatid
- Inaad baratid sida post loo qoro
- Inaad baaritaan badan sameesid xog ku saabsan xirfadan.
Wax yaabaha lagaa baahan yahay
Inaad bolgger noqotatid waxaa kaa xigta oo kale tilaabooyinkaan soo socdo:
- Inaad lahaatid website aad kusoo gudbisoo postskaaga
- Inaad account adsense aad furatid
- Inaad baratid SEO
- Inaad fahantid sida posts loo helo
- Inaad heshid qof ku garab qabto
Sidee ayaan website ku helaa?
Waxaa jiro dhalainyaro Somali ah oo dhista websiteska sida gacaqabad.site kuwaas oo kaa caawinaayo iney domain iyo hosting kuu iibiyaan sidoo kale waxay kaa caawinaayaan in ay websitekaaga u diyaariyaan in si dhaqsi ah loo soo aqbalo lacagta website lagu sameeyana ma ahan mid aad u badan oo waa wax ka yar $50 halkaan kala xariir compnygaas hadaadan website laheen.
Sidee account adsense u furtaa?
Account adsense inaad furatid waxaa ka xiga inaad address dibada ah heshid waiba wadamada loo ogal yahay adsensga sida UK AMA USA kuwaas oo ah kuwa ugu fiican dhanka daqliga.
Hadii uu jiro qof Yurub aad ka taqaan kuna kalsoon tahay qofkaas ayaa kaa qadaneesaa adsense adresska sidoo kale qofkaas wa kan lacagta loo diraa marka qof aadan ku kalsooneen ama aadan garaneen ha iskaga dhiibin fadlan ka taxadar arinkaan.
Sidee loo bartaa SEO?
SEO search engine optimize waa in websitekaaga kazoo muuqda qeybaha hore ee searchka ama hadaan si kale u dhigo waa in hadii google lagu qoro macluumaad ku jirta websitekaaga waa in uu ahaada macluumaadka ugu horeeyo ee lasoo bandhigaa marka SEO ayadaaba u baahan inaad dhowr course aad qaadatid si aad si buuxda ugu fahantid.
Sidee ayaa posts loo helaa?
Aan fahano posts maxuu yahay?
Posts waa qoraalka aad soo galineesid websitekaaga waxa uu leeyahay sharciyo loo maro marka post la diyaarinaayo sida inaad samesid title,heading iyo subheading kuwaas oo websitekaaga ka dhigaayo mid soo jiidasho leh aqriskana u fudud.
Waa in postskaaga noqon mid aad u yar sida 50 eray ookale ama inuusan noqon postskaaga mid soo laalaabanaayo Oo inta aad post soo galisid hadana isla asagii kusoo celisid.
Postskaaa waa inaad kusoo dartaa image kuwaas oo websitekaaga ka dhigayaan mid indhaha u roon oo soo jiidasho leh
Waxaa jiro pots kuwaas oo qoro postga aad doonesid si bilaash ah iyo kuwo lacagu ku qaata inay kuu qoraan posts sida QUILlPOT marka post gaar ah ayaan uga hadlaa potska.
Gunnanad.
Marka aad bloging ka shaqeesanesid waa inaad lahataa hadaf iyo meel aad bartilmaameesatid sidoo kale waa inaad websitekaaga uga hadasha xirfada aad taqaan hadii ahan laheed sports,technology,onlinebusiness,cryptocurence iyo wararka
Marka ku ekay waxa aad taqaanid oo kaliya sidoo kale iska ilaali inaad soo gudbisid post uu qof hore usoo galshay websitekiisa waayo adsensega wuu kaala laabana ogalaanshaha.
mahadsanid
Runtii wadka ka faa iididoontaa website kan insha Allah ee ka fa faa idayso wanagsan
Aniga Waxaan in aan online Ku shaqeesto
Aqoon
UoifJuaDBObry
Masha allh skilldam waa kuwa ugu wanaagsan laga baran karo xirfado i.a waxa ay noqon doontaa xirfadaan midka nolosheyda badali doonto haduu eebe weyno idmo🔥🌦✅
welcome
Aqoon
tFbRIDcdE