Waa maxay Google Search Engine iyo sida uu U shaqeeyo?

Copy of baro sida lacag looga sameeyo blogging 4

Google search waa aalad cilmiyeysan oo loo isticmaalo in wax laga raadsho internetka Gaarahaan google,shirkada google ee xaruunteedu tahay mareykan waxaa malintii wax laga raadshaa in ka badan 3bilyan maalintii halka bishii ay noqoneeso celcelis ahaan 100bilyan oo jeer in wax laga raadsho aalada google, waxaa kasoo xiganay shirkada wikipidiA in lagu qiyaaso 68% dadka interka wax ka baara inay isticmaalaan GOOGLE.

 Marka aad google wax ka raadisid waxay kusoo bandhigeesa dhamaan wax ku saabsan waxii aad baartay kuwaaso xiliyo kala duwan iyo meelo kala duwan laga soo galshay waxaana loo yaqaan pageRank.

Shaqooyinka uu qabto Search Engine

Google search engine waxa uu qabtaa 3shaqo balse ka badan karo kuwaas oo kala ah:

  • Crawling
  • Indexing
  • Ranking

Sidee ayuu u shaqeeya Google Search Engine?

Waxaad ogaataa in warbinada iyo macluumaadka dhex yaal google in aysan shirkada google soo galin balse ay jiran qollo loo yaqaan (Publisher) kuwaas oo leh website soona gudbiya Maqaalo, marka aad adigu google wax ka baarto waxa laguu soo bandhigaa xog ku saabsan macluumaadka aad baartay sidaan oo kale

what is forex Google Search Google Chrome 12 27 2022 6 14 16 PM

Marka aad wax ka baartid google waxa ku hardamaya kumanaan website kuwaas oo usoo kala hormaraya sida in aad lacag ku siineso balse sidaas maxay u sameenaaya? Maxaa dan ugu jirti?

Badanaa websiteksa waxay dhaqaalo ka sameeyaan Google adsense sidaas darteed waa laga maarmaan inay helaan soo booqdayaal marka adiga waxaa u aragtaa inay yahiin dad dabaalo ah balse ayagana lacag ayay ka sameeyaan raadinta aad xog raadeeso.

19 Replies to “<strong>Waa maxay Google Search Engine iyo sida uu U shaqeeyo?</strong>”

      1. Magacaygu waa Rahma Omer Idris, waxaan ahay 23 jir. Waxaan ka imid Itoobiya oo hadda waxaan ku noolahay Sweden. Waxaan aadaa Skolan sfi ee Tierp. Waxaan xiiseynayaa adeegga. Waxaan ahay mid u adkaysta walbahaarka oo si fiican ayaan u shaqeeyaa si madaxbannaan iyo koox ahaanba. Waxaan diyaar u ahay in aan shaqeeyo gabadh shaqayn karta maalmo, fiidkii iyo maalmaha fasaxa ah. Qof ahaan, waa la ii wadaa, firfircoon. Qaadashada mas’uuliyadda waxaan jeclahay inaan naftayda u babacdhigo. Waxaan ahay shaqsi rajo wanaagsan laakiin sidoo kale xaqiiqo ah oo natiijadu horseedeyso. Isku darka tayadaydu waxay ii ahayd xoogga igu kalifay inaan shaqadayda u guto si heer sare ah oo aan ka caawiyo asxaabtayda inay gaadhaan yoolkayaga guud. Waan ku raaxaystaa shaqada waxaanan si fudud ula qabsan karaa doorarka shaqada iyo deegaanka cusub. Si daacad ah . Rahma Cumar

  1. Waxan ahay ardeyd ku nool somaliland,dhigatana secondary school,waxan rabaa shaqo aan meel iskaga soo saaro markaa dalbakaa soo dalbadey aqbalaadu waa dhankiina inshallah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *