Waa maxay Faa’idooyinka SEO OO U leeyahay gacansi walba?

Maqaalkaan waxaa kugu sharaxaya Faa’idooyin SEO ee U leeyahay ganacsi walbi oo caalami ah hadii ahaan laheed online business iyo mid caadi ah oo aan ula jeedo kuwa aan onlineka ku shaqeenin ee alaabaha sida toos ah u iibiya
Aan fahano horta online business maxuu yahay?
Online business waa meel lagu iibiyo alaabaha si aan toos aheen yacni waxaa iibineesa alaa aadan arkin waxaadna ka iibineesaa qof aadan arag balse kaliya aad wada xiriirteen, ganacsiga nuucaas u dhaca ayaa loo yaqaan online business, si aad adigu aad ganacsigaas u bilaawdo aqriso maqaalkaan.
Hadii aad fahantay online business aan eegno sida ganacsigaas dadka loo gaaarsiiyo ayado oo loo maraya qaab online marketing ah ama wax loo yaqaan SEO
Aan fahano SEO Waa maxay?
SEO(Search engine optimization) waa in websitekaaga kasoo muuqdo kaalmaha hore meelaha wax laga raadsho(search engine) sida Google Aama Youtube, kaas oo blogskaada ka dhigaya kuwa helo traffic aad u badan iyo impression.
Hadii aad leedahay website alaabaha laguu iibiya sida E-COMMERCE WEBSITE waxa laga maarmaan ah in aad SEO aad u taqaanid oo aad websitekaaga kasoo muuqado meelaha ugu sareeyo googleka si aad u hesho macaamiil badan.

Faa’idada uu u leeyahay SEO ganacsigaada
Markii aan hada google ku qoro (new shoes 2022) waxa uu isoo saaraa dhamaan websiteska iibiya kabaha balse waa uu soo kala hormarinaa oo mid ayuu kuugu soo hormarinaa marka kan ugu horeeyo ayaa helaayo iib fiican oo dadka asaga ayaa usoo muuqanaya sidaas darteed hadaad si fiican u fahanstid SEO waxaa awood u yeelaneesa inaad kasoo muuqatid kaalmaha hore sida kowaad iyo labaad ama sadaxaad, marka xooga saar SEO hadii aad online business ku jirtid
Sidee ayaad uga soo muuqan kartaa kaalmaha hore ee googleka?
Marka aad google wax ka raadisid isla markiiba waxa uu ku soo bandhigaa kumanaan website balse waa uu soo kala hormarina waxuuna usoo kala hormarinaa sida ay ukala aaminsan yahay oo website hada dhow la dhisay kama soo muujiyo meelaha ugu sareeso googlka sidaas darteed wax uu ku qiimeeyo waxa kamid ah:
Backlinks waa in websitekaaga loo sameeyaa Backlinks hadaan jilciyo waa in websitekaaga linkgiisa lagu soo bandhigaa websiteska waa weyn oo uu google aaminsan yahay sidaas ayuuna kaaga ku aamini karaa.
Tayada websitekaaga uu leeyahay
Google iyo platformska kale waxa ay sidoo kale qiimeeya tayada websitekaaga uu u leeyahay bulshada oo waa in websitekaaga blogska ku jiro ay yahiin kuwa faaido leh isla markaana soo jiidasho leh sidaas darteed waa in postkaada aad tayo u yeeshaa uusane ahaan kuwa gaagaaban waa in erayadadu ay ka koobnaadaa in ka badan 500 eray isa markaasna leh Title Iyo heading sida loo qoro blogs halkaan ka daalaco.
Xawaaraha websitekaga?

Google sidoo kale hadii aad alaab ku iibineeso dhexdiisa waxa uu qiimeeyaa xawaayarah websitekaaga(web fast load) taas oonkeeneesa websiteba websiteka uu ka xawaaro badan yahay in lagu kala hormariyo kaalmaha marka ku dadaal xawaaraha websitekaaga inaad ka dhigto mid hight ah oo uusan websitekaaga noqon mid culus.
Waxaa jiro plugins free ah oo ka caawinaayo sida websitekaaga looga dhigo mid fudud waa kuwaan qaar ka mid ah 1. Web optimize iwm.
Sidoo kale waxa lagu qiimeeyaa…
Sidoo kale waxa lagu qiimeya websitekaaga Hostingka meesha aad ka iibsatid waxaa jiro qoloyin bixiya hostinka kuwaas oo ku kala duwan dhanka xawaaraha marka horeba iska fiiri meesha aad hostinka ka kireesaneeso ha ahaado sida : 1. Bluehist 2.godaddy 3.namecheap.
Gunnanad.
Maqaalkaan waxaan ku soo koobnay SEO iyo sida ganacsiga loogu hormarsho sidoo kale wax aan kuula talin lahaay inaad aad u baratid SEO sawabtoo ah ma ahan wax hal qormo lagu soo koobin karo marka qaado courses ka ka hadlo SEO.