Sidee Loo Dhisaa Website Caalami ah #1 ?

Ma u baahan tahay website ganacsi ama Website shakhsi ahaaneed?
Oo ma Dooneesaa inaad Ogaato Qiimaha ugu macquulsan ee website lagu dhiso
Markaa waxaad joogtaa booska saxda ah ee aad ka ogaan laheed.
5 tilaabo oo ka caawineeso inaad dhisto website Caalami ah
1. Domain
Domain Waa magaca uu lahaan doono websiteka aad sameeneeso, magacas waxa uu noqon karaa oo kaliya magac aan hore loo isticmaalin hadii aad hada raadisid magaca skilldam.com ma helin kartid waayo anaga ayuu noo diiwaan gashan yahay.

Sidee ku helin karaa domain?
Sidaan hore u soo sheegnayba domainka waa magac shirkadaada ama shaqsi ahaantaada ku gaar ah, si aad u heshid magac ama domain waa in aad ku qiimeesa shirkadaada waxa ay qabaneeso oo mar walba isticmaal magac ku soo baxaa shirkadaada, tusaale hadii aad web designer tahay aadna doonesid inaad domain sameesatid waa in aad kusoo dartaa wax muujinaa website ama designer sidaan oo kale webmaker.com, webcreate.com, webdesigner.com. kuwaani waa tusaalooyin ee ma ahan kuwa la helin karo.
2. Hosting
Hosting waa halka la dhigin doona websitekaaga waxaa loo yaqaan (server) sidaad darteed (server) way kala duwanaan karaan wayna kala qiimo badnaan karaan, waxaa kireesaneesaa qeeb yar oo kamid ah serverka oo aad bixineesaa sanad walba qiimo u go’an.
Inta badan iska ilaali meesha aad hostingkaada dhigeeso oo waxaa jiro server badan kuwaas oo culees u keenaaya websitekaaga marka la soo booqdo, ka taxadar websitekaada xawaarahiisa waayo dadka ma jecli website culus ama aan hore kasoo muuqaneen.
Halkaan ka dalbo website dhameestiran qiimo jaban gacanqab online
Sidee loo nashqadeeyaa websitekaada?
Marka aad soo iibsatid hosting iyo domain waa in aad ku shubataa wordpress.com (wordpress waa content manager system cms, kaas oo kaa caawinaayo inaad websitekaaga ku dhistid Page builer loo yaqaan ELEMENTOR ama Drag and Drop) hadii aad wordpress ku shubatid uma baahnid inaad code dhisto ama waqti badan kaaga baxo nashqada website kaada si dhibyar ayaa ugu shubanee theme(themes waa nashqado badan oo kala duwan kuwaas oo kuu saamaxaya inaad si dhib yar ku dhisto website caalami ah)
Sidee loogu shubtaa wordpress websitekaaga?

marka aad iibsatid domain iyo hosting waxaa ku tusin doona sida loogu shubto cmska(content manger system) loo yaqaan wordpress kaas oo ah midka ugu caansan cms dhamaantood.
Waxaa ku tusin doona sida loogu shubo wordpress websitekaaga, marka aad iibatid domain iyo hosting ayaa ku shuban kartaa, F.G Waxaa isticmaalaya Namecheap oo ah (webhost provider)
Marka aad account ka furatid oo aad domain iyo hosting ka iibsatid waxaad tagtaa Dhashboarkaada

Dooro Qeybtaan Yar

( Kadib mouse kor geey oo dooro qeybta u hooseedo ee cPanell )
kadib raadi cmska wordpress

kadib dooro install

Kadib dooro https si uu websitekaaga u noqdo mid secure(amaan) ah

Kadib buuxi meelahan oo gali Username , password iyo Email F.G (yuusan ka dhumin usernameka iyo pass)

QEYBTAAN WAA MUHIIM FADLAN GALI EMAILKADA SAXDA AH

UGU DANBEEN DOORO INSTALL

Ama daawo muqaalkaan
Haatan waxaa kugu shubmaa wordpress si bilaash ah, qeybta labaad ayaan uga hadleena sida loo nashqadeeyo websitekaan la socod wanaagsan.