Sidee lacag looga sameeya Google Adsense Qaab fudud||free course

baro sida lacag looga sameeyo blogging 3

Maqaalkaan waxa ku lafa gurayna sidii uu google adsense kugu aqbalin lahaay aniga oo idin la wadaaga qibrada aan u leeyahy adsensega oo mudo 3sano gaareeso aniga oo websiteyo badan u dalbay adsense kuna guuleystay in lasoo aqbalo

Marka la dhaho adsense waa meesha si fudud daqli uga sameen kartid ayado oo aan lacag badan kaaga baxin

adsense 1

Horta aan fahano adsense maxuu yahay?

Google adsense waa company ay leeyahiin shirkada google taas oo sameesa xayeysiis, inta badan waxa websiteyada ku aragtaan xayeysiiso dhex yaalo waadna garan la dahay waxa ay ka dhex qabtaan websiteka,  maqaalkaan ayaa si faahfaahsan kugu sharaxena ee nala soco kaliya

Maxuu lacagta kugu siina adsense?

Adsense waxa uu u dhaxeeya adiga iyo qofka rabo in wax loo xayeysiiyo sida compnyda waaweyn ee wax iibsha, sidaad darteed google waxa uu lasoo galaya qofka rabo in wax loo xayeysiiyo qandaraas ah in uu helo traffic/views badan ama in lasoo booqdo websiteka compnyga uu qandaraaska la galay si uu google arintaas qabto waxa uu u maraya websiteyada leh adsensega sidaad darteed waxa uu xayeysiiskaada musoo bandhiaya websitekaaga sidaas darteed google waxa uu kaa siina qandaraaska uu soo qaatay commission halka inta soo hartay asaga qaadanayo

 qaabka uu comisionka ku sinaayo

google waxa uu fiiranaya inta qof ee click siisay xayeyiiska websitekaaga uu kusoo bandhiagay sidaas ayuuna comisionka kugu xisaabinayaa

waxaa is weydiineesaa click maxuu yahay?

Click waa marka uu qofka taabto xayeysiiska ku jira websitekaaga, f.g google ma ogalo inaad adiga click siiso xayeysiiska kusoo bandhigan websitekaaga sidoo kale ma ogalo in aad dadka ku qasabto inay kuu taabtaan xayeyesiiska oo waxa uu inta badan lacaga ku baxsho waa organic Traffic

Waxaa is weydiineesa organic Traffic?

Organic traffic waa dadka soo booqanaayo webitekaaga si aan toos aheen hadaan si kale u dhigo organic trafic waa dadka websitekaaga soo boqanayo balse uu google usoo bandhigay sida in uu qof raadsho sidee ayaa lacag looga sameeya online kadib websiteska loo soo bandhigaa midka uu click siiyo ayaa loo yaqaan organic traffic

sidee ayaan account adsense u furan karaa?

Halkaan ayaa adsense account ka furaneesa adiga oo maraya stepskaan hoose

Step1

Google tag kadib ku qor adense.google.com ama riix linkga

Step2

Kadib ku dhufo get start adiga oo riixaye linkga get start

step3

isdiiwan gali adiga oo buuxinaayo 3 form kadibna dalbo adsensega ama daawo muuqaalkaan si aad si fudud dalbatid adsense

vecteezy cropped shot of female blogger searches information on 9311738 938
Cropped shot of female blogger searches information on internet websites, uses portable laptop with blank copy screen for your advertisment. Modern cell phone in woman`s hands, selective focus

Side ayuu ku helin kartaa aqbalaada dsense?

In adsense kusoo aqbalo ma ahan wax fudud waayo waxa uu yaalo sharuucyo la rabo inaad martid si adsense laguu aqbalo, tan kale adsense markii u kusoo aqbalaayo waxa uu fiirinaa websitea kaada sida uu u dhisan yahay, F.G qof bili aadam ah ayaa websitekaada fiirinaayo oo checking ku sameenaa marka iska qurxi websitekaada

Sharuudaha adsense ka hor inta aan lagu soo aqbalin.

  1. Inaad website leedahay wesitekana uu leeyahay domain,hosting iyo ssl
  2. In aad furataa account adsense
  3. Inaad websitekaaga diyaarisid ( Aad u diyaarisid adsense).
  4. inaad ugu yaraan 15posts soo galisaa
  5. postskaadu wa ineysan ahaan kuwa aad u yar
  6. waa inaad websitekaaga ksuoo darta pageskaan(privacy,contact,about,terms and condition pages)
  7. inaad traffic u raadisid websitekaaga
  8. inaad diyaar garowdid oo aadan si dhigan
ads

Gunnanad.

Sidaas ayaa adsense loo dalbadaa hadii aad raacdo talaaooyinka aan kor kusoo xusay waxaa uu accountga adsense helin doona aqbalaada balse hadii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo adsense accountkaada ama aad donesid in aad hesho traffic waxaa ku heynaa xirmo hadii aad iibsato aad heleesid IN Account adsense laguu furo sidoo kale lagaa caawiyo In aad heshid traffic macquul ah kala xariir lambarkaan +252684213269 mahadsanidiin.

9 Replies to “Sidee lacag looga sameeya Google Adsense Qaab fudud||free course”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *