Sida Loo Qoro Post Soo Jiidasho leh

HORDHAC
Maqaalkaan waxa kulafa gureenaa sida loo diyaariyo maqaal (post) caalami ah kaas oo soo jiidan doono indhaha aqristaha kuna raaxesan doono hadii aad doneesid inaad websitekaaga posts u diyaarsatid aqriso maqaalkaan waa kuu muhiim.
Waa maxay post?
Post waa wax walba oo lasoo galsho social media hadii qoraal ahaan laheed iyo hadii sawie ahaan laheed sidoo kale waxaa loo yaqaanaa(content),
Blog post Waa maxay?
Waa in uu qof soo gudbiyaa qoraal leh title,heading,subheading iyo conculation Uuna soo galiyaa ama kusoo bandhigaa website online ah si uu dad u gaaro, taas ayaa loo yaqaan plog post, halka qofka wax soo gudbinaa loo yaqaan Publishier ama content creation.
Side u qoraa post cajiib ah?
Si uu postgaada u noqdo mid soo jiidasho leh qof aqrisanaayana uu ku raaxeesto waa inaad sameesaa
- Title
- introduction
- Heading
- Sub-heading
- Conculation(kabakabo/gunnanad)
Marka aad post diyaarineesid waa in uu ahaada waxa aad ka hadleesid wax aad aqoon u leedahay ama aad soo baartay sidoo kale postgaada ka ilaali erayada adage e aan sahlaneen in hore laga fahmo.
Title
Title waa mawduuca aad ka hadleeso si aqristuhu uu u fahmo waxa aad ka hadleso waa in aad title u sameesaa postgaada, title kaada ha ahaado mid soo jiidasho leh.
Inrtroduction
Waa inaad hordhac u sameesaa waxa aad ka hadleeso kuno soo koobtaa waxka yar 5sadar oo hordhac tiro badan looma baahno marka aad diyarineeso post.
Heading
Hadii aad qoreesid post ka kooban dhow paragraph(page) waa in aad isticmaasha heading si aad mowduuci marka joogtid uku sameesid ciwaan taas oo ka caawineeso aqristaha in uu ciwanada aqristo si uu midka uu daneenaayo u aqristo balse hadii dhamaan aysan heading laheen aqristuhu kuma raaxesanaayo maqaalkaaga
Headingku waxa lagu calamadeeya far(bold) ah sidaan oo kale heading.
Conclusion
waa in aad qoraalkaada u sameesataa gunnanad inta badan gunnanadku ma badno waa wax yar oo soo koobaya maqaalkaada oo dhan, gunnaanadkaadu waa inaysan ka baxsaneen waxa aad ka hadleeso oo kusoo koob 5sadar iwm.
Isticmaal list
Si aad qoraalkada u noqdo mid caalami ah isticmaal points ama lists kuwaas oo ah kuma indhaha u roon aqrinteeda tusaale ahaan hadii aad rabto inaad sheegto dhowr shey oo gaaraya 10shey waxaad isticmaasha:
- Step1
- Step1
- Step1
- Step1
- Step1
Inaad sidaan ukala qaado ayaa qurux badan halka aad sidaa u qorin laheed
Step1, Step1, Step1, Step1, Step1, Step1, Step1,
Macnahu waa isla macnihii balse waxa ay ku kala duwan yahiin ayaa ah in ay kala nidaamsan yahiin oo kala qurxoon yahiin.
Soo celcelinta waxa aad ka hadleeso
Marka aad post qoreesid si postgaada u ahaado mid xiiso leh waxaa isticmaasha inaad soo celceliso mowduuca aad ka hadleeso sida hadaad ka hadleeso E-COMMERCE inta badan sheeg ereyga E-commerce tani waxay kaa caawineesa in mowduucada uusan qofka ka bixin.
Dhowr qodob oo muhiim ah
- postgaada waa in uusan ahaan mid aad u yar oo ka yar 100 eray inta badan waxa la isku raacay in postga uusan ka yaraan 500 erey
- waa in uu ahaada postgaada mid kooban oo tayo leh
- waa inaad marka hore soo baartaa waxa aad ka hadleeso
- waa in aad usameesa mowduucyo xiiso leh
- waa innaadan ka bixin mowduuca aad ka hadleeso
- marnaba hasoo celcelin wax aad ka hadashay
- hadii aad postga website soo galinesid waa inaad isticmaasha image
- waa inaad postga usameesa feature image(panner)
- waa inaad SEO u sameesa postgaada
- waa inaad postgaada u share gareesa social media sida facebook iyo instgram
Gunnaanad.
Inta badan dadka waxay soo gudbiyaan wax aysan aqoon u laheen oo aysan soo daraasadeen kaliya waxay kasoo qoraan fikirkooda ayaga u gaarka ah taas waa doqonimo inaad ka hadasho wax aadan aqoon u laheen
Marka waa inaad soo daraasadeesa oo soo dawata muuqalada ka hadlaayo mowduuca aad rabto inaad ka hadasho marnaba ha isku dayin cilmi aadan aqoon inaad maqaal ka qorto.
Mahadsanid