Labo xirfadood oo ay tahay inaad taqaan 2023 || lacagne ka sameen kartid

baro sida lacag looga sameeyo blogging 20

Waxaan kula wadaagin doonaa labo xirfadood oo ay tahay inaad baratid sandka cusub ama sanadaha soo socdo si aad daqli fiican uga hesho waana xirfado aan anigu ku shaqeesto, mudo 3sano ahna aan qibrad ka heesto, sidoo kale ka sameeyay daqli. Sidaas si lamid ah adigu waad ka sameen karta daqli !

1.blogging

Xirfada koowaad oo aan kuula talin lahaay waa blogging/Content creation oo ah xirfad aan mudo ku shaqeesanaayay daqlina aan ka helay, xirfadaan ma u baahno investment(maal galin) uma baahno inaad lacag badan ku bixisid uma baahno inaad class xaadirto si aad u baratid kaliya xirfadaan waxaa lagaa rabo ayaa ah inaad leedahay:

pexels antoni shkraba 4348404
  • Website: website inaad leedahay ayaa shardi u ah xirfadaan blogginka inaad sameesatid website aad kusoo bandhigtid articleska aad diyaarsatay waxaa shirto shirkad sameeso websites oo laga leeyahay Somalia laguna magacaabo gacanqabad online waa dhalin yaro soo maaliyeed oo dhisto websiteska kala duwan sida blog website,E-commerce website,business website iwm.
  • Address: waa inaad heshaa address dibada ah sida U.K,US,CANADA waa meelaha ugu fiican dhanka adresska balse waxaa jiro wadamo Africa oo address leh sida South Africa iyo Kenya qof ehelkaad ah ama qof aad ku kalsoon tahay ayaa la xariireesaa kadibna adresskiisa aya ku sameesaneesa google adsense intaas kadib websitekaaga ayaa ku xiraneesa adsensegaada sida loo helo address?
  • Posts: marka aad websiteka kuu dhameestiran yahay waxa ay google kaa rabtaa inaad posts soo galisid webka postkaasna ha ahadaan kuwa adi kuu gaar ah google marnaba ma ogolo inaad is isticmashid posts qofkale uu leeyaha, postskaada ha ahaadaan ugu yaraan 20 posts post walbana haka koobnaado ugu yaraan 500erey. Sidee loo qoro posts?
  • Traffic: mid aan kusoo gunnaanuda ayaa ah traffic oo laga wado in aad websitekaaga helo visitors(soo booqdayaal)

2.freelencer

Freelencer macnaheedu waa inaad si xor ah aad u shaqeesid, adiga oo gurigaada joogo inaad shaqo qabatid si online ah. Mudadii uu socday covid-19 ayaa aad loogu soo batay balse ka hor way jireen dad ku shaqeesto oo daqli si maalin le ah uga sameen jiree waana qasab inaad xirfad taqaan si aad freelancer ahaan ugu shaqeesatid.

Xirfadaha looga shaqeesto qaab freelancer ahaan!

pexels ivan samkov 4491881

Wxaa jiro boqolaal xirfad oo ay tahay inaad mid iyo labo ka baratid si aad ugu shaqeesatid qaab freelancer ah sida Graphic design

  • sida websiteska loo dhiso:waxaa jiro compnys badan oo doonayo inay alaabtooda si online ah u iibiyaan balse ma yaqaanaan sida website loo dhiso loona maamumo hadaad xirfada web develop baratid shaqadaas oo kale ayaa qabaneesaa.
  • sida websiteska loo nashqadeeyo (webdesign): ka hor inta aan websiteska la abuurin waxa uu maraa xaalad loo yaqaan web design oo ah in la nashqadeeyo websiteka loona ekeesiiyo macaamiilka sida uu doonaayo.
  • digital marketing: waa xayeysiiska digital ka ah in alaabaha lagu xayeysiiyo meelaha dadka u badan yahiin sida FACEBOOK, INSTGRAM IWM; waxaa jiro qaab alaabaha loo gaarsiiyo dadka u baahan marka waa xirfad u baahanyahiin ganacsatada.
pexels antoni shkraba 4348401

Gunnaanad.

Maqaalkaan iyo maqaale kala oo badan ayaan uga hadalnay onlineka iyo sida looga shaqeesto balse ardayda su’aalahooda intooda badan waxay noqdeen; sidee si fudud lacag ku sameen karaa?

Waxaa rabaa inaan u sheego ardayda inaysan jirin wax si sahlan lagu helo balse waxay u baahan yahiin dadaal iyo juhdi ka go’naansho hadaad intaas leedahay waad baran kartaa xirfad.

8 Replies to “<strong>Labo xirfadood oo ay tahay inaad taqaan 2023 || lacagne ka sameen kartid</strong>”

  1. Aad io aad Ayaad U mahasan tahy walal wey iga go antahy ina barto xifrad wana u dhabar adega wax walpo ay noqoto malin uun dheefteydaa waan hela wan ku mahsan tahy inta waqti aad galisay inaa wax igu fahansiiso

  2. Wax walpa waa macqul lakin waa hadaa amin satahy qoralka alle sababto ah alle ayaa wax walaba gacanyiisa ku jiraan

    Jacaylku waa darren kasoo ku beerma gudaha qofka bini aadamka dawadisuna aya tahy qofka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *