Bilow Ganacsi Online ah Free course

baro sida lacag looga sameeyo blogging 8

Hordhac

Maqaalkaan waxa aan kugu shegaya sida saxda ah ee loo bilaawo ganacsi online ah oo aad ku kasban kartid kumanaan dollar koob shaaxa ah soo qaado akdibna si buuxdo u aqriso maqaalkaan.

Waxaan halkaan idinkugu sheegaa fikrado oo muhiim ah si aad ganacsi online ah u bilowdo:

Sameey cilmi baaris

Same baaris (research) tani waxay kaa caawinesaa inaad ogaato baahida ka jirta suuqa iyo dadku alaabaha ay aadka u doonayaan inay helaan, waxaa jiro dad ku taqasusay xirfadaan oo ku sameen karo research kuuna soo ogaanaayo baahida dadka intooda badan

Dooro goobta ku haboon

pexels photo 3584996

Marka aad hesho fikrad ganacsi waxa lagama maarmaan ah inaad raadiso goobtii ku habooneed ee aad ganacsigaaada ka furin laheed wa hadii uusan aheen ganacsigaada mid online ah.

Sameeso macaamiil kugu xiran

Waxaa jiro siyaabo kala duwan oo macaamiil wax kaa iibsato lagu helo kuwaas oo ka kala yimaada social media iyo xayeysiinta loo sameeyo gacansigaada sida Radio iyo tv,

Social media waa meesha laga helo macamiisha intooda badan waana goobta kulmiso bilions peoble(balaayiin qof) halkaas waad ka sameesan kartaa xayeysiintada si aad u hesho macaamiil meelaha ugu dadka badan waxaa kamid ah facebook,instgram iyo tiktok waana goobta aad ka helin laheed macaamiil, waxa la sheegaa in sanadaan danbe ganacsigii u badana ka dhacay onlineka marka fursad qaali ah uu qof walba ka faaideesan karo.

Dooro alaabta loo baahan yahay

Si uu ganacsigaada hir u socod u yeesho waxaa muhiim ah in aad keensatid alaab loo baahi badan yahay sida telephoneska iyo dhamaan electorinicska, marnaba ha isku keenin alaab isticmaalkeedu yar yahay suuqana kasii baxeeso.

Maxaa lagaaga baahan yahay ka hor inta aadan bilaawin?

Waxaa jira dhowr siyaabood oo ay tahay inaad sameeso si aad ganacsigaan u bilaawdo:

  • Sameey qorshe ganacsi
  • Keenso alaab lo bahan yahay
  • Iyo siyabo kale

Qarash intee la eg ayaa ku baxeeso?

pexels photo 3184459

Qiimaha bilowga ganacsigaada waxa uu ku xirnaan doonaa waxa aad doonesid inaad iibiso tusaale hadaad doonesid inaad dahab ka ganacsatid iyo dhar inaad ka ganacsatid way kala qarash badnaan doonaan waayo isku qiimo ma ahan marka ay suuqa yaalaan

Marwalba alaabta ka fiiri inay tahay:

  1. Mid tayo leh
  2. Mid qarash hooseedo
  3. mid loo suuqa ku yar
  4. iyo alaabaha loo bahida badan yahay

siyaabaha ganacsiga loo hormariyo

  • foundation
  • audience
  • website
  • marketing
  • product

Intee alaabaha laga helaa?

Waxaa jiro compnys badan oo si online ah alaabaha u iib geeyo kuwaas oo ugu caansan yahiin AMAZON,ALIBABA iyo Kuwa kale.

Marka labo nuuc ayaad alaabaha u iibin kartaa kuwaas oo kale ah inaad alaabta keensatid iyo inaad aad meesha ay taalo sida alibaba aad xayeysiin u sameesid kadibna la iibsado taas oo la macno ah in aad iibineeso alaab aadan arag kana iibineeso qof aadan is arag

Marka shirkada ayaa alaabta qaadeso kadibna u geeneso qofka kadibna waxay ku soo diraayaan comisionka aad ku laheed, hadii aad maalintii iibisid kaliya 5 alaab aad ka faa’ido $50 waxay u dhigantaa maalintii inaad sameeso $500 halka bishii ay noqoneso $15,000.

Gunnaanad.

pexels photo 4012966

Ganacsi walba waxa uu leeyahay faaido iyo qasaaro waa inaad tahay qof taas og kadib ayaa bilaawin karta ogwna rasuulka N.N.K.H Ganacsiga aad ayuu u amaanay marka meel uu Nabiga N.N.K.H uu inoo amaanay waxay naga mudan tahay inaan ku dhaqaaqno

8 Replies to “Bilow Ganacsi Online ah Free course”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *