About us

logo skill 1 e1669204903367

skilldam waa madal waxbarasho oo lagu barto xirfadaha onlineka looga shaqeeyo si bilaash ah(free) kaliya waxaa u baahan tahay inaad is diiwaan galiso oo aan account ka furatid websiteka skilldam.com ama daawo muuqaalkaan si aad account U Furatid

Adeegyada aan qabano si maalinle ah

Adeegiska aan qabano waxaa kamid ah dhisida websiteska sida website bloger,wordpress website iyo E-commerce website

Adeegyadaan kala xariir

NUMBER:+252684213260

EMAIL:SKILLDAM3@GMAIL.COM