5Shaqo Oo aad Lacag Ka Sameen Kartid||baahi Weyne Loo Qabo!

baro sida lacag looga sameeyo blogging 7

Hordhac

Maqaalkaan waxa aan uga hadleena 5shaqo oo aad muhiim u ah qofkasta shaqooyinkaan waa shaqooyin aad u fudu waana kuwa laga wada helin karo ama laga baran karo internetka hadii aad maqaalkaan ka heshid comment inoo reeb

Types qof designer

  1. UI DESIGNER
  2. UX DESIGNER

Shaqada koowaad: DESING

Waa qof yaqaan nashqadeenta iyo farshaxanka waa dadka design gareeyo any platform aad isticmaasho hadii ahaan laheed youtube,facebook iyo websitekaan aad maqaalka ka daalacanesid kuli waxay ay soo mareen designer qof ayaanashqadaas u gaarka ah u sameeyay waa xirfad hadii aad bartid aadan shaqo weyneen

Shaqooyinka desingerka

Shaqooyinka uu qabto way badan yahiin waxaane kamid ah:

  • Web design: waa qofka nashqadeeya websiteska ka hor inta aanan la sameen websiteka oo developerka loo geyn waxa uu maraa gacanta designerka si qofka websiteka loo sameena ugu qanco websiteka loo sameenaa
  • App desgn: waa qofka nashqadeeya applicationska aad isticmaasho adiga hadii ahaan laheed Tiktok ama facebook iwm waxay soo maraan gacanta designerka, waayo qofka app developerka ah ma shaqeen karo hadii uusan helin nashqad uu applicationka ka sameeyo marka labadaas qof oo kala ah designerka iyo developerka way isku xiran yahiin waxaana muhiim ah qof ka designerka ah.
  • Flayer design: waa qofka nashqadeeya waraaqadaha cover pageska iwm
travel sale flyer template 52683 46904

Shaqada labaad: DEVELOPER

Sida aan hore u sheegnay markii uu qofka designerka ah nashqadeeyo application ama website waxa hormarinaayo oo dhisaayo waa developer tusaale:

Qofka nashqadeeyay youtube markii uu nashqada dhameeyay waxa uu nashqada ku wareejiyey combnyga leh youtubeka kadib markii uu ku qanco milkiilaha compnyga waxaa loo sii gudbinaa develpoerka si uu uga dhigo mid jiro oo la isticmaalin karo

Shaqadaan ama xirfadaan internetka ayaa ka baran kartaa oo ma u baahnid inaad class xaadirto sidoo kale si bilaash ah ayaad ku baran kartaa hadii kale lacag ayaa bixinesa si aad courses isku xiran oo tayo leh u heshid.

Shaqada sedaxaad: DIGITAL MARKETING

Waa xayeysiiska qaab online ah hadii aad hore u ogeed in idaacad iyo television oo kaliya wax lagu xayeysiiyo manta waxaa looga baahi badan yahay digital marketingka in aad wax ku xayeysiin karto platformska dadka u badan yahiin sida facebook iyo instgram iyo tiktok.

Comanyda waxay aad ugu baahan yahiin qof ka caawiya xayeysiinta baraha bulshada inta ay ku mashquulsan yahiin shaqoda ama waxaa laga yaaba inay aqoon u laheen qaabka wax loogu xayeysiiyo internetka.

Hadaba kaliya waxaa maamuleesa platfornmska ay shirkada leedahay adiga oo alaabaha ay keento dadka gaarsiino qaab digital ah adiga oo isticmaalaya social media marketing.

Xayeysiinta social media marketing maqaal ayaa si buuxda uga soo diyaarin doonta inshallah

Shaqada afaraad: TRANSLATION

Shaqadaan waxa ka faa’ideesan kao dadka yaqaano luuqadaha sida:

  • English
  • Arabic
  • French
  • Spanish iyo kuwa kale

Waxa aad u muhiim ah marka aad xirfadaan ku shaqeenesid inaad taqaano luuqada enlishka ah kaas oo aas-aas u ah dhamaan luuqadaha lagu hadlo shaqadaan uma baahno sharaxaad gooni ah waayo waa in aad taqaan luuqado kadibna aad turjuna shaqadii laguu diro sida inaad turjuntid

  • English To Arabic
  • English To French
  • Iyo luuqadaha kale ee loo baahi badan yahay

Shaqada shanaad: RESEARCH

Marka la aas-aasayo compny cusub kuwaas oo iibiya dharka dumarka waxa lagam maarmaan ah in ay sameeso baaritaan(Research) oo ay ku ogaaneeso dharka loo baahida badan yahay iyo meesha ugu macquulsan ee laga furin lahaay shirkada cusub.

Shirkadaas cusubi waa in ay qof lacag ku siisa si uu dhamaan xogta ka maqan ugu soo aruuriyo suuqa hadii ahaan laheed qiimaha dharka la iibiyo sida loo iibgeeyo sida macaamisha loola dhaqmo shaqooyinkaas aadka u culus waxaa qabta dad yaqaano Research.

Gunnanad.

Manta waxaa jiro kumanaan xirfad oo lagu shaqeesto marka hadii aad leedahay wadanka shaqo malahan maxaa qabtaa taas adiga ayay ku dhibeesa, kaliya isku day inaad meel fariisato oo aad baaritaan sameeso kadibna mida aad isdhado dhaqaalo iyo waqti ahaan way yar yahiin ku dhaqaaq oo baro.

mahamdsanid

18 Replies to “5Shaqo Oo aad Lacag Ka Sameen Kartid||baahi Weyne Loo Qabo!”

  1. Aniga waxaan diyaar u’ ahay wixii xir fadaydaa inaan qabto diyaar ayaan uahay inaan inikusoo biiro kadibna aan faa iido lacg

  2. Waxan diyaar uahay inan idin ku biro oo inaan noqdo qofti ku gulaysan lahayd kartideda waxan jclahay inaan lugahayga ku istago inshaa allaah wallo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *