5 Qodob oo Websitekaaga Ku Helin karo Inuu Ka Soo Muuqdo Google Rank|| 2023

Copy of baro sida lacag looga sameeyo blogging 3

Maqaalkaa waxaa ugu tala galay dadka leh websites iyo kuwa doonaya inay cimigaan bartaan ma ahan kaliya shaqsi gaar ah inuu u qaas yahay, maqaalkaan waxaa ku lafa gureena sida loo looga soo muuqdo google ranke aniga oo kula wadaagaya tilaabooyin aad u marin karto, waxaa laga yaaba inaad qeyb kale ka diyaariyo maqaalkaan balse adiga nala soco oo kusoo biir Team skilldam.com.

1. Content/posts

Waa in websitekaaga ay ku jiraan content ama maqaalo tayeysan oo soo jiidasho leh maqaalada waxay noqon kara: posts, muuqaalo, sawiro iwm, marka waa inaad soo baahisa content tayeysan marka laga hadlaayo content waxa lagu qeexaa wax walba oo aad kusoo bandhigtaa website ama social media hadaan tusaale nool idinla wadaago:

pexels photo 5494323 1

Waxaa jiro dhalin yaro badan oo youtube ama tiktok waxa kusoo gudbiya dhalinyadaaas waxay isku dhaafaan ayaa ah tayada muuqalada iyo tayada waxa ay sheegayaan inta badan u fiirso qofba intuu qofka kale ka muuqaal wanagsan yahay wuu ka shacab badan yahay, Biliaadamka waxa la dhahaa waxay jecel yahiin waxa ay indhahooda ku raaxeestaan marka qofkii muuqaalo tayeysan usoo gudbiyaa way ku xirmaayaan wayna tageeraayaan, sidaas si lamid ah hadaad websitekaaga kusoo gudbiso maqaalo tayeysan ogaw waxaa helaasaa shacabiyad ku taageera kuna xirma websitekaaga, marwalba iska fiiri waxa aad soo gudbineeso inay yahiin kuwa tayeysan

2. Backlinks

Backlinks waa in websitekaaga ku lifaaqan yahay/ku xiran yahay websites kale, websiteskaas oo ah kuwa ay google aaminsan tahay ama ay soo aqbashay (google adsense) una aragto in xogta websiteka ku jirto tahay mid sax ah sidaas darteed marka ay google aragto in websitekaaga websites aad loo soo booqdo ku xiran yahay/ku lifaaqan yahay waxay ka soo muujineesa Google rank meelaha usareeyo sidaas ayaad ku hanan doontaa visitors(daawadayaal).

pexels photo 6155000 1

3. Social signals

Social sognals waa in aad websitekaaga ku xiratid social media platforms sida foocebook,twiter,insgtram iwm. Halkaas oo aad ka helin karo (direct links) ama dad si toos ah usoo booqdo websitekaga.

Soo booqashada websiteka waxa lookala qaada labo qeyb oo kale ah:

Direct traffic:waa dadka sida toos ka ah kasoo galo social linkgska aad abuuratay kuwaas oo aan google ka baarin websitekaaga balse helay linkga websitekaaga, sida inaad link meel yaal iska gujiso kadina ku keeno website waxaa loo yaqaan direct traffic Google aad uma qiimeeso nucaan,

Organic traffic: waa dadka soo booqda websiteka ayaga oo kasoo galaya kadib marka uu usoo muuqdo qeybta google ranka Tusaale hadaad Google ku qortid “WAA MAXAY SEO?” waxaa kuusoo baxaya boqolaal website oo ka sheekeenaya, marka aad mid ka mid ah ku dhufatid oo aad websiteka gudaha u gashid ayaa la dhahaa Organic Traffic.

4. User Experience

pexels photo 193003 1

Tani waa mida aan u arko inay muhiim tahay waana in aad websitekaaga u diyaarisaa mid soo jiidasho leh dadkuna ay aad u daneeyaan inay mar walba soo booqdaan, mar walba websitekaaga dhis oo ka dhig mid colors iyo logo ka diyaarsan

Wax yaabaha ay dadka websiteka ka fiirshaan:

  • Websiteka mayahay mid soo jiidasho leh?
  • Websiteka ma yahay mid nashqad ahaan nidaamsan
  • Websiteka ma yahay mid qiimo u leh bulshada
  • Websiteka ma yahay mid aysan ku badneen xayeysiinta
  • Websiteka ma yahay mid xawaare sarre leh
  • Websiteka ma yahay mid aan ku badneen fariimaha (pop up)
  • Websiteka ma yahay mid isticmaalkiisu fudud yahay
  • Websiteka ma yahay mid 24/hrs hawada ku jiro

5. Web age/domain age

Web age ama domain age waa inta sano oo uu websiteka abuuran yahay domainkisa waana in uu hawada ku jiray in ka badan 2sano,

Baaritaan aan sameenay aya sheegeso in websityada kaalmaha hore ka soo galo (google search Engine) inay yahiin kuwa da’doodu ay ka weyn tahay 2sano ama 3sano,

Hadaad helin kartid Domain mar hore jiray waxa kuula talin lahaay inaad isticmaasho waayo waa kuwa ay google qiimeeyaan dhanka Google search Engine.

One Reply to “5 Qodob oo Websitekaaga Ku Helin karo Inuu Ka Soo Muuqdo Google Rank|| 2023”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *